Gantaalka waxaa lagu soo riday meel bannaan, wax khasaare ahna ma jirin. Tani waa jab kale oo ah heshiisyada xabbad-joojinta oo ay samaysay ururka argagixisada ee Xisbullaaah.