Wasaaradda Difaaca Israa’iil: Warar degdeg ah: Ciidanka Cirka ayaa bilaabay duullaan kale, waxaana uu bartilmaameedsanayaa goobo lagu tuurayo gantaallada iyo nidaamyada difaaca ee bartamaha Iiraan.