Qalabka waxaa soo ururiyay ciidamada Israa‘iil, wax dhibaato ahna ma jirto, wax dhimasho ahna ma jirto.