Ciidamada Israa’iil oo mar kale weeraray goobo Xisbullaah Lubnaan
Ciidamada Difaaca Israa'iil (IDF) ayaa maanta mar kale weeraray kaabayaal argagixiso oo ay leedahay Xisbullaah ee dalka Lubnaan, taasoo noqotay weerarkii labaad oo lagu qaado goobaha ururkaas.
Markii labaad maanta: ciidanka Difaaca Israa’iil ayaa weeraraya kaabayaal ay leedahay ururka argagixisada Xisbullaha oo ku yaalla gobollo badan oo Lubnaan ah.
