Dilka fallaagadaasi waxa uu si weyn u dhululuxsaday awooddii ururka argagixisada ee Xisbullaah ee ku aaddan qorshaynta weerarrada argagixiso ee ka dhanka ah dadka rayidka ah ee Israa‘iil iyo maareynta dagaalka socda ee ka dhanka ah ciidamada Israa’iil ee koonfurta Lubnaan.