Ciidamada ayaa wareysanaya dadka laga shakisan yahay, waxaana ay wadaan uruurinta sirdoonka si loo helo argagixisada.