Ciidamada Difaaca Israa’iil (IDF) ayaa burburiyay goobaha laga soo riday gantaallada ay Xisbullaah ku soo ridday deegaannada waqooyiga maanta oo Axad ah.

Ciidamada Difaaca Israa'iil (IDF) waxay burburiyeen gantaalaha laga soo ridayay kuwaas oo ay Xisbullaaax ku soo ridayeen deegaannada waqooyiga maanta oo Axad ah.