Waxaa la’shaaciyay in diyaarad cadow ah ay soo gashay dhowr goobood oo ku yaal waqooyiga dalka, waxaana la baarayaa faahfaahinta.