Kasta oo mudaharaad noqdo mid xadgudub ku ah nabadgelyada, waa la kala eryi doonaa, Booliskuna kama laba-labayn doonaan inay xidhaan kuwa nabadgelyada xadgudbay.