Booliska ayaa ka shaqeynaya sidii ay u kala eryi lahaayeen dadka rabshadaha wada, u furi lahaayeen waddooyinka waaweyn ee gaadiidka, una soo celin lahaayeen nidaamka guud. Isla markaana, booliska ayaa horjoogsanaya oo ka hor-tagaya isku dayo lagu burburinayo kaabayaasha iyo dariiqa dhismaha tareenada fudud.
Mawduucyada La Xiriira








