Ma jirin wax khasaare ah oo ka soo gaaray ciidankeena. Shakhsiga la doonayay waxaa loo gudbiyay baaritaan dheeraad ah.