Dhammaan dadkii la tuhunsanaa waxaa loo gudbiyay baaritaan, berina waxaa la hor keenayaa maxkamadda si looga doodo muddo kordhinta xabsigooda.