Laba ruux oo loo tuhunsan yahay (kuwaas oo ka soo jeeda dadka reer Bedawi ee dibadda ku nool) ayaa lagu qabtay gudaha gaariga, waxaana loo kaxaystay su’aalo weydiin.