Waxaa la baadhay dad kale oo looga shakiyay inay ku lug lahaayeen dhacdada, waxaana socda baadhitaanka.