Kadib markii ay soo noqnoqdeen jabinta xabad-joojinta Lubnaan ee ururka argagixisada Xisbullaah iyo weerarada lagu qaaday magaalooyinka iyo muwaadiniinteena, waxaan faray Ciidamada Difaaca Israa‘iil, oo ay weheliyaan Wasiirka Difaaca Yisxaaq Kaats, inay weeraraan goobaha argagixisada ee xaafadda Dahieh ee magaalada Beyrut.