Israa'iil waxay joojisay doonyo gargaar oo Gasa u socday oo la mid ah kuwii hore oo toddobaadkan la soo qabtay
Israa'iil waxay joojisay doonyo kale oo Gasa ka yimid toddobaadkan. 100 ruux oo ka socday sagaal doon ayaa ciidamada Israa'iil qabteen. Dadka saarnaa waa nabad qabaan waxaana loo masaafurin doonaa…
