Maamulka Israa'iil oo Iran ku eedeeyay weerar dhanka kombuyuutarka ah oo lagu qaaday isbitaal
Maamulka Israa'iil oo xaqiijiyey inay Iiraan ka dambeyso weerar dhanka internetka ah oo lagu qaaday isbitaal, qayb ka mid ah weeraro ballaaran oo lagu bartilmaameedsaday kaabayaasha. Ma jirin waxyeelo caafimaad,…
