Netanyahu: Taliyihii Xafiiskiisa oo lagu qabtay Dukumentiyo Milatari oo Israa’iil laga siday
Taliyaha Xafiiska Netanyaahu, Tsaaxi Braverman, ayaa waxaa xiray Laahav 433 ee Israa'iil, isagoo looga shakisanyahay carqaladaynta baaritaan ku saabsan dukumentiyo milatari oo laga soo saaray 2024.



































