Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa'iil oo Booqday Hindiya, Ka Hadlay Iskaashi Istaraatiiji ah iyo La-dagaalanka Xamaas
Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa'iil Gidcon Saar oo kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Hindiya ee New Delhi, wuxuu xoogga saaray iskaashiga istaraatiijiyadeed iyo la dagaalanka Xamaas.
