Israa’iil Waxay Fashilisay Weerar Gantaalo Oo Loo Qorsheeyay Xisbullaah, Waxayna Ballatrisay Duqeymaha Guud Ahaan Lubnaan
Ciidanka difaaca Israa'iil (IDF) ayaa weeraray goobo ay leedahay Xisbulah oo ku yaal Lubnaan, taasoo joojisay qorshe lagu soo ridayo 100 gantaal iyo diyaarado aan duuliye lahayn oo lagu bartilmaameedsanayay…

















