Dadka Yuhuudda ah ee Dunida oo weli ka hooseeya Tiradoodii ka hor Dagaalkii Dunida II, Xog Cusub ayaa Muujisay
Xafiiska Tirakoobka Dhexe ee Israa'iil ayaa sheegay in dadka Yuhuuda ee dunida ay gaarayaan 15.8 milyan, taasoo weli ka hooseysa heerarkii 1939, waxaana Israa'iil ku nool 7.2 milyan oo Yuhuud ah.






















