
Qunsuliyada Ingiriiska ee Yeruusaalem Oo La Xiray, Israa'iil iyo UK Oo Bixiyay Warar Kala Duwan
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Israa'iil ee Gidcon Saar ayaa sheegay in Xafiiska Qunsuliyadda Ingiriiska ee Yeruusaalem la xiray iyadoo diblomaasiyiintu ay baxeen, balse Ed Miliband oo u hadlayay Ingiriiska ayaa ku tilmaamay dib u habayn.