Laba Goobood oo ku yaal Petax Tikva ayaa la weeraray, lama soo sheegin wax khasaare ah
Laba goobood oo ku yaalla Petax Tikva, oo dhacda waqooyi bari ee Tel Abiib, ayaa waxaa ku dhacay waxyaabaha qarxa oo ka yimid weeraradii Iiraan, waxaana la sheegay inaysan jirin wax khasaare ah oo soo gaaray.