Netanyahu oo ka duulay Washington, digniin ka bixiyay Iran, Trumpna ku tilmaamay 'Saaxiib Weyn' oo Israa'iil ah
Ra'iisul Wasaare Netanyaahu. ka hor inta uusan dib ugu laaban Israa'iil safar diblomaasiyadeed oo uu ku tagay Washington, wuxuu la hadlay saxaafadda wuxuuna ku baaqay...



