Wasaaradda Dalxiiska Israa’iil oo Xaqiijisay 2,500 Gashay Iyo 16,000 Ka Baxay Tan Iyo Markii Dagaalku Qarxay
Tan iyo markii uu dagaalku ka bilowday Iiraan, Wasaaradda Dalxiiska ee Israa'iil ayaa xaqiijisay 2,500 oo dalxiisayaal ah oo soo galay iyo 16,000 oo ka baxay, iyadoo 21,500 ay hadda ku sugan yihiin dalka.
