Ogeysiis Dadweyne Ku Saabsan Habraaca Lagu Go'aaminayo Shuruudaha Xudduudaha Juquraafiyeed iyo Deganaanshaha Ruqsadaha Dadka Magangalyo Doonka ah iyo Kuwa Soo Galootiga ah – Warbixin Cusub oo Taariikhdeedu Tahay 23.02.20
Maamulka Dadka iyo Socdaalka ayaa dib u dhigay saddex bilood fulinta xayiraadaha juqraafiyeed ee magangalyo-doonka iyo dadka si sharci darro ah u soo galay.



