Hersog Oo La Kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Shiinaha Oo Ku Sugan Azarbayjan
Madaxweynaha Israa'iil, Isxaaq Hersog, ayaa la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Shiinaha, Wang Yi, magaalada Baku, si ay uga wada hadlaan xiriirka labada dal iyo arrimaha Bariga Dhexe.