Israa’iil Waxay Ku Dhufatay Buundada Muhiimka Ah Ee Xisbullaah Ee Wabiga Litani Ee Lubnaan
Ciidamada Difaaca Israa'iil (IDF) ayaa ku dhuftey Buundada A-Zarriya ee webiga Liitaani ee koonfurta Lubnaan, oo ah waddo muhiim u ah Xisbulah si ay uga soo gudbiyaan shaqaalaha iyo u diyaar garoobaan weerarrada.

















