Netanyahu wuxuu amray soo celinta meydadka hoggaamiyayaal Yuhuud ah oo Lubnaani ah oo la dilay
Ra'iisul Wasaare Netanyaahu wuxuu amray dadaal xooggan oo lagu soo celinayo meydadka hoggaamiyeyaasha Yuhuuda ee ay dileen Xisbullaaah Lubnaan sannadihii 1980-aadkii.