Madaxweynaha Israa'iil Oo Gaaray Itoobiya
Madaxweynaha Israa'iil, Isxaaq Hersog, ayaa ka soo degay magaalada Addis Ababa si uu u bilaabo booqasho rasmi ah oo uu ku tagayo dalka Itoobiya, waxaana la qorsheeyay kulamo uu la yeesho Madaxweyne Taye Atske Selassie.