Stephen Miller: Xisbiga Dimuqraadiga ayaa noqday xisbi kooxaha rabshadaha wada iyo kacaan-doon ah
Stephen Miller oo qoraal uu soo dhigay bartiisa Truth Social ku sheegay in Xisbiga Dimuqraadiga uu hadda yahay dhaqdhaqaaq "argagixiso rabshado wada" iyo kacaan-doon ah.
