Ciidamada Israa'iil oo Joojiyay Isku Day Lagu Doonayay in Toban Qori Lagu Soo Dhoofiyo Dayuurad aan Duuliye Laheyn
Ciidamada Israa'iil ayaa guul ka soo hoyday inay soo qabtaan diyaarad aan duuliye lahayn oo waday toban qori, taasoo ka soo gudubtay xadka Masar una soo gashay dhulka Israa'iil shalay.