Nin lagu tuhmayo inuu u basaasi jiray Iiraan oo lagu qabtay meel u dhow gurigii Ra’iisul Wasaarihii hore ee Israa’iil
Ciidamada ammaanka Israa'iil waxay bishii Diisambar 2025 xidheen Vadim Kupriyanov, oo loo tuhmay inuu yahay basaas la shaqaynayey Iiraan, kaas oo ku sugnaa guriga Ra'iisul Wasaarihii hore Naftali Benet iyo…

















