Muwaadin Israa’iili oo lagu tuhmayo inuu ku lug lahaa tahriibinta dadka oo laga soo gudbiyey Serbia
Muwaadin Israa'iili ah oo lagu magacaabo Joseph Kuperschmidt ayaa laga soo masaafuriyay Serbia una soo wareejiyay Israa'iil, isagoo lagu tuhmayo inuu ku lug lahaa tahriibinta dadka. Waxaa lagu eedeeyay inuu maleegayay keenista haween loo geysto dhillo.
