Hogaamiyeyaasha Diimaha Kala Duwan ee Israa’iil oo si wada jir ah ugu baaqay Midnimo, Nabad iyo Iskaashi
Hogaamiyeyaasha diimaha kala duwan ee Israa'iil ayaa si wadajir ah ugu baaqay nabad iyo wada-jir, iyagoo ku boorriyay dadweynaha inay dhiirigeliyaan midnimada iyada oo loo marayo falalka.
