Dhoktoor Giniiska oo Israa'iili ah ayaa lagu xukumay 14 sano oo xadhig ah kadib markii uu kufsaday bukaanno
Tel Abiib Maxkamad ayaa xukuntay dhakhtar dumarka oo Israa'iili ah, Professor Menachem Elkalei, 14 sano oo xadhig ah, kadib markii uu si khiyaano ah u kufsaday sagaal bukaanno intii lagu guda jiray baaritaanno caafimaad.