Paraguay Oo La Safatay Israa'iil: Ku-xigeenka Madaxweynaha Pedro Alliana Oo Booqasho Taariikhi Ah Ku Tagay Yeruusaalem
Madaxweyne Ku-xigeenka Paraguay Pedro Alliana ayaa booqday Yeruusaalem, waxaana uu la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Gidcon Saar si uu uga xaqiijiyo xiriirka adag ee labada dal iyo sida ay uga go'an tahay inay wada shaqeeyaan.