Warshadaha Duulista Cirka Israa’iil Oo Heshiis Malaayiin Doolar Ah Ka Gashay Dayax-gacmeedyo Nigeria
Golaha Fulinta Federaalka Nigeria ayaa ansixiyay heshiis dhan $1 bilyan oo doolar oo loogu talagalay dayax gacmeed isgaarsiineed oo casri ah oo ka yimid Israa'iil Aerospace Industries, kaas oo kobcin doona dhijitaalka.
