Trump oo ku dhawaaqay Xabado-joojin u dhaxaysa Israa’iil iyo Xisbullaah
Madaxweyne Trump wuxuu ku dhawaaqay xabad-joojin u dhaxaysa Israa'iil iyo Xisbullaah ka dib markii uu la kulmay Ra'iisul Wasaare Netanyaahu, iyadoo la filayo duqaymo Israa'iil oo ka dhaca xaafadda Dahiyeh…
