Ciidamada Israa'iil: Weerar Israa'iili ayaa dilay Madaxa Ganacsiga Saliida ee IRGC
Ciidanka Israa'iil ayaa ku dhawaaqay inay dileen Madaxa Ganacsiga Saliidda ee IRGC, Maxamed Riidha Asharafi Kaaxii, duqayn ka dhacday Tehraan, kaasoo ahaa maalgeliyaha ugu muhiimsan ee milatariga Iiraan iyo gobolka.