Ciidanka Cirka Israa’iil oo Ciribtiaray Taliyihii Guutada Gantaalaha Xisbullaah
Ciidanka Cirka Israa'iil ayaa ku dilay Nabatiyeh, Lubnaan, taliyihii ururka Hezbollah u qaabilsanaa gantaallada, Maxamed Muuse Matirkh, kaasoo mas'uul ka ahaa dhowr weerar oo gantaallo iyo dayuurado aan duuliye lahayn ah.
