Taliye Xamaas ah oo lagu xiriiriyay haynta Maxaabiis lagu dilay Gaza
Ciidamada Difaaca Israa'iil IDF ayaa ku dhawaaqay in ay magaalada Gaza ku dileen sarkaal ka tirsan Xamaas oo lagu magacaabo Maxamed Muhsin Nimr Yazji, kaas oo ku lug lahaa haynta maxaabiis la sii daayay.