Siyaasi Sare oo ka tirsan Fatax ayaa u ololaynaya Isbahaysi lala yeesho Xamaas
Siyaasi sare oo ka tirsan Fatax, Maxamed Dahlaan, ayaa la sheegay inuu samaynayo isbahaysi la leh Xamaas iyo kooxo kale oo Falastiiniyiin ah si uu uga hor tago Guddoomiyaha Maamulka Falastiiniyiinta, Maxmuud Cabaas.