Ciidamada Israa’iil oo Duqeeyay Goob Hub Samayn ah oo Xamaas Leedahay, Dilayna Hogaamiye
Ciidamada Difaaca Israa'iil (IDF) iyo Hay'adda Sirdoonka Israa'iil ee Shin Bet ayaa ku dileen taliyihii Xamaas ee Ismail Abu Ful goob lagu sameynayay hub oo ku taalla Magaalaada Maghazi ee Gaza, iyagoo burburiyay qalabka wax lagu sameeyo qaraxyada…
