Israa’iil Waxay Ka Sarreysaa Britain Iibka Qalabka Dagaalka Adduunka
Warbixin ka soo baxday SIPRI ayaa lagu sheegay in Israa'iil ay kaalinta toddobaad ka gashay dalalka ugu waaweyn ee hubka dibadda u dhoofiya adduunka intii u dhaxaysay 2021-2025, iyadoo ka dhigtay 4.4% ka mid ah iibka guud ee…

















