Lafaha Aadanaha Oo Lagu Helay Deegaanka Lifta Ee Yeruusaalem – Baaritaan La Furay Waxaa la helay lafo la tuhunsan yahay inay yihiin lafo aadanaha, kuwaas oo lagu arkay mid ka mid ah godadka ku yaalla deegaanka Lifta ee m
Lafaha bini'aadanka oo laga helay godad ku yaalla Keynta Lifta ee Yeruusaalem ayaa sabab u noqday baaritaan ay samaynayso Booliska Israa'iil, iyadoo saraakiil iyo kooxo baareyaal ay goobta ku sugan yihiin.