Hooyo iyo Gabadh Israa'iili ah oo la waayey ayaa laga helay iyagoo xidhan Namibia
Hooyo Israa'iili ah oo lagu magacaabo Mali Yahalomi iyo gabadheeda Liel, oo horey uga maqnaa Yurub, ayaa lagu soo qabtay Namibia iyagoo looga shakiyay inay isticmaalayeen baasaboorro been-abuur ah.