Fanaan Caan Ah Oo Nin Ka Dhaadhiciyay Inuu Dusha Ka Deggo
Fanaan caan ah oo Israa'iili ah, Yehuda Poliker, ayaa si guul leh uga dhaadhiciyey nin ku hanjabayey inuu isdilo isagoo jooga saqafka sare ee bartamaha Israa'iil inuu si nabad ah u soo degay.