Israa'iiliyiin ku xayirmay rabshadaha waqooyiga Itoobiya oo loo soo qaaday badbaado
Israa'iiliyiin ku xayirmay magaalada Laalibela ee gobolka Amxaarada Itoobiya, ayaa loo qaaday magaalada Addis Ababa, iyadoo hawlgalkaasi saddexda maalmood ah uu soo agaasimay Wasaaradda Arrimaha Dibadda.
