Koox Israa’iili iyo Jabaani ah ayaa helay qaybo ka mid ah ‘Quantum’ oo ‘xusuusta’ xaaladihii hore
Koox Israa'iili iyo Jabaaniis ah ayaa helay qaybo ka mid ah 'quantum' oo 'xusuusta' xaaladihii hore, taasoo lagu daabacay majaladda Nature. Guushaan cusub ayaa u horseedaysa 'quantum' aan khaldamin.





















